Film kaan waxa Uu ka hadlayaa islamarkaasna diiradda lagu saarayaa dhibaatada ay leedahay balwadda iyo sida ay uqaribto una kala dhantaaasho farxadda qoyska caruurta iyo in uu qaadku dhibaatada uu u horseedo qoyska 

waxa aad ku arki doonta labo dumar ah oo labadooda nin ay qayilaan isla markaasna midkastaba ay u haysato in ay jirto ama jiri karto xaas qarsoon  balse xaaska qarsoon ayaa ahaa balwadda ama qaadka oo ay si aad u nimanku u cunaan 

dhanka kale labada nin mid kamid ah ayaa ugu danbayn garawsan dona dhibaatada uu qaadku  u horseeday wada uuna sidaasi uga tanaasulayaa qaadkii sidoo kale waxa oo u dib u helayaa farxaddii xaaskiisa midka kale se waxa loogu imaan doonaa guriga asaga oo ku qayilaya