Film kaan waxa Uu ka hadlayaa islamarkaasna diiradda lagu saarayaa dhibaatada ay leedahay balwadda iyo sida ay uqaribto una kala dhantaaasho farxadda qoyska caruurta iyo in uu qaadku dhibaatada uu u horseedo qoyska
waxa aad ku arki doonta labo dumar ah oo labadooda nin ay qayilaan isla markaasna midkastaba ay u haysato in ay jirto...
Share