XALAQADA 3-AAD EE FILM-KA AARSIGA WALALAHA  waxa uu ka hadlayaa wiilkii dhalinyarada ahaa iyo odaygii oo kulan labaad yeeshay iyo wiilka oo walaashi ay kuqancisay in ay magaalada aado inkasta oo uu ka doorbiday in uu lacagta kusoo iibsado geel ayadana ay adhi soo iibiso ileen waa xoolo dhaqatee