XALAQADAAN 8-AAD waxa ay ka hadlaysa sheeko kale oo ah Tacsida GUULEED oo ladhigay MARIA oo u tacsiyaysay wiilkii caawinayay ee ahaa kamaal iyo Hablo la saaxiib ah inantii KAMAAL sheedda ama hawada ka jeclaatay oo u heshiiyay si ay prank ugu sameeyaan iskagana dhigaan inanka ay inta badan raacdada ugu jirtay si ay u ogaadaan falcelinteeda balse arinku uu meel aad u fog la gaadhay