XALAQADDA 29-AAD Ee film kaan Waxa ay ka Hadlaysaa IDIL Waxa ay abtigeed  Kacodsatay in uu guriga ugu imaado waxa ay rabtaa in ninkeeda ay ku baqdin galiso in  abtigeed qalabkii laga jartay hhhh

TALIYE BAARUUD Isaguna waxa uu uu markaan si toos ah ninkii lahaa ugu wareejinayaa ninkii guriga iska lahaa 

interview gii aya lagu dhex canaantay ABA KHEIR oo ah ninka iska leh guriga  waxaana loo sheegay in guriga marki uu kiraynaayo uu kusoo wargaliyo policeka 

ANTEENO Hadda ayay wada fadhiisanayaan abdikani iskufilan  

DAFLE Waxaa idil abtigeed usheegay in  qalabkii ay ka jaratay xaaskiisa oo uu la guuursaday