XALAQADDA 54-AAD Ee film kaan Waxa ay ka Hadlaysaa TALIE GEESEY oo la hadlay DR ELMI oo ah dhakhtarka KAAMIL Gacanta ku haayo 

TALIYE BAARUUD oo soo gaadhay SALDHIGGII police ka ee uu ka hawlgalaayay dhanka kalena uu sharciga wax ku dulminaayay  Is bihin bihin iyo ilmo beenaad kadib waxa uu sheegay in kaltuumo uu ka murugoonayo dhimashada kaltuumo 

dhanka kale TALIYE GEESEEY Ayaa calool adayg kula dardaarmay waxa uu se maqlay war aanu ku farxin