XALAQADDA 37-AAD Waxa ay ka hadlaysa  

ANWAR oo Heshiis la galay xaaskiisii AASBARO iyo asaga oo loosheegay in YAHYA Joogo LONDON

AJ-na dhamaan HANTIDIISII Waxaa la waregay xaaskiisii ila ay maxkamad GAYSAY Oo  ay soo saxiixday

ANWAR iyo WALIID Oo kasabtay ninkii YAHYA Ahaa ayaana waxa kusoo baxay YAHYA oo ah nin halsano kahor  diyaaradi kula dhacday TUJURA DJABUTI

Yahya marka uu kusoo Laabtay gurigiina waxa uu bilaabay in uu fikiro