68 Views
Jun 11 2021
45:03
XALAQADDA 68-AAD Waxa ay ka hadlaysa
ANWAR IYO ASPRO oo kulmay,
YAHYA oo mrkii la dilay ku HADAQAY Xasuustiisii inta aanan diyaaraddu la dhicin
isaga oo hadaaqaya ayaa waxaa guriga soo weraray police waxaana halkaas oo ah guriga dhexdiisa ka bilowday XABBAD udhaxaysa JABISO iyo POLICE KA londo
waxaana HALKAAS Ku dhintay JULIA IYO JABISO oo in muddo ah POLICE ka iska caabinayay
markii POLICE ku ay Dileen labada Hablood Waxaa sitoos ah usoo laabatay xasuustii YAHYA Ee sanad kahor AHAYD
Share