xalaqadda 22 waxa ay ka hadlaysa kHAALID IYO YAASIR oo bilaabay wadadii shirqoolka loogu dhigi lahaa wiilka siyaad ah inkasta oo maalinka ugu danbeeya ee lala maaganaa shirqoolka ay arinkaan soo sheegtay HODAN oo ah jacaylka iyo ina adeerta SIYAAD iyo SAABIRIIN 

dhanka kale arinkaani waxa uu kusoo aadayaa xili hodan ay joogto xaafadda oo ay soo wareegtay ayadu