xalaqadda 28-aad waxa ay ka hadlaysa MOWLIID oo arkay HODAN MOHAMED iyo SIAD oo wada socda isla markiiba waxa ay hodan kula dardaarantay in ay iska ilaaliyaan in dhexdooda lasoo galo 

MOWLIID Waxa uu wacay HODAN Waxa ayna usheegtay in waxbana aanay kala soconin arinka dhalinyaradii hadda ay soo kala tageen EE MOHAMED IYO SIAD 

HODAN Sacda waxa ay u ballaminaysa  mowliid 

HODAN wax kastaba way xaqiiqsatay caaawa MOWLIIDNA Teamka ayuu macsalaameeyey .

shirqoolka siyaad waad way ka naxday balse waxa uu u ahaa qish ay si deg deg ah ugu dirtay jacaylkeeda SIAAD 

yaasir ayaa markale ballansanaya SIYAAD Waxa uuna usheegay in ushaqo siinayo weliba GAADH 

hadda isku wado ayay saadhanyihiin YASIR oo ah inankii shirqoolka Loosoo adeegsaday iyo SIAAD 

HODAN oo ujeedo shirqool dhankeeda dhigaysa ayaa ku amartay SACDA in aanay aabe usheegin in  reer jaajaale iyo mowliid aanay is aqoonin way u laab qaboojisay