xalaqadda 26-aad waxa ay ka hadlaysa SIAAD Oo la kulmay wiilkii loosoo diray in uu soo shirqoolo iskuguna sheegay in ay qaraabo yihiin 

MOWLIID oo dhankiisa ka masayrsan MOHAMED Ayaa isaguna waxa uu markaan u imaaday SAABIRIN 

Dhanka kale mowliid waxa uu sabirin dhegta ugu dhibciyay in sheekada ka baxayo maadaama asaga la iska aruuriyay in uu arinkaan ka gaabsanayo isaguna 

MOWLIID Waxa uu ka codsaday in uu kala hadlo arinkii xidhiidhka balse ninkii ka hinaasanaa ee MOHAMED iyo SIAD  Ayaa kusoo kadiyay ayaga ooo aanan wada hadlin