xalaqadda 28-aad waxa ay ka hadlaysa SIAAD oo MOHAMED IYO SAABIRIINBA Ushegay in uu shaqo helay 

YAASIR IYO KHALID Ayaguna waa ay kulmeen waxa ayna ku wada hadleen in berriba lasoo shirqoolo SIAAD 

SAABIRIIN Waxa ay MOHAMED IYO SIAAD Usheegtay warkii aanan farxadda Lahayn ee ahaa in uu MOWLIID Ka baxay teamka 

isla halkaas waxaa ka teamka kaga hadhay MOHAMED oo ahaa sxbkii kali ah ee SIAAD 

HUSSEIN Waxaa caawa garyaqaan kiisu usheegay in ay halis gali karaan haddii ay guul daraystaan

wax kasta oo ay maaganaayeenna ay ayaga ku dhacayaan    

Waa HODAN MARKEEDIIYE Waxa ay aabeheed usheegtay warkii ay sacda ku tidhi aabe ha usheegin ee ahaa in SIAD IYO MOWLIID Ayba is yaqaanaan    

 

halkan ayayna ka bilaabatay caqabadaha reerku