xalaqadda 30-aad waxa ay ka hadlaysa NAASIR garyaqaankii SIAAD Ee Oo kusoo bookhday gurigooda 

sheedda kale markaan SIAAD Waa niyad jab waxa uuna wiilkii usheegay in teamki kala daatay 

balse NAASIR Ayaa u laab qaboojiyay SIAAD Si dhakhso ahna HODAN Ay usoo dhamayso hawsha 

SIAD Waxaa soo wacay YAASIR BALSE Siyaad waxa uu usheegay in aanu shaqada usoo socon labo cisho waxa uu go'aankaani ka dhashay arinkii ay sooo sheegtay HODAN ee ahaa in YAASIR Shirqoolayo

Isla xalaqadaan HODAN Waxa ay lasoo baxsatay dhamaan docments kii loo baahnaa waxa ayna ula soo goosatay dhankaa iyo SIAD 

YAASIR Waxa uu xaji XUSSEIN Usheegay in arinku labo cisho dib udhacay