xalaqadda 25-aad waxa ay ka hadlaysa MOHAMED IYO SIAAD OO Markale ka wada hadlay inankii uu ka hinaasaye MOWLIID AHAA dhinaca kale hodan oo weli wada sasabashada reerkooda ayaa hadddana keentay fikir ah in aabe loo guuriyo isla markaasba waxa ka shakiday gabadhii HODAN ahayd
MOHAMED OO masayrsan ayaa SAABIRIIN ayaa waydiiyay inanka SIAD AH waxa ka dhaxayn kara saabiriin iyo MOWLIID
Share