xalaqadda 27-aad waxa ay ka hadlaysa HODAN oo SIAD IYO MOHAMED kala hadashay waxa kasta oo isku dhac keeni kara in ay ka fogaadaan

MOHAMED oo masayrsan weli waxa uu ku dhagan yahayin MOWLIID la'isska ilaaliyo 

kolka ay sii dhaqaadayna waxa ay is bariidiyeen ina aderted saabiriin 

ku darso oo SACDA Waxa ay xiligaas aabe HUSSEIN ku qancinaysa in hadda kadib ay HODAN save tahay