XALAQADA 13-AAD waxa ay ka hadlaysa fahad ooo la heshiiyay dumashidiis oo ay isku dhaceen xalaqadii hore inta ay socotay sidoo kale aad ayuu ugu farxay in uu la heshiiyo maadaama uu aminsanaa in ay noqon karto qofka kali ah ee ka hor istaagi karta in uu walasheed guursado