XALAQADA 76-AAD XALAQADA waxa ay ka hadlaysa  NAA'IF hooyadiis oo canaanatay gabadha ay habaryarta u tahay ee najmo oo lagu amaanaystay 

MR. HALAAG Waxa uu isaguna la kulmay lana balamay dhakhtarkii Budhcadka ahaa ee DR DAADI 

DR. ALI Iyo sidoo kale GARYAQAAN GARAAD oo ayaguna kulmay dhakhtarku waxa uu u sheekeeyey sxbkii una sheegay in sharma'arke la muday dhanka kale garyaqaanku waxa uu usheegay in uu ku daba jiro dadkii falkaan ka danbeeyey 

NAA'IF Asagana waxa ay hooyadiis ku canaanatay in  uu raadiyo xaaskiisa cadhada ku maqan