XALAQADA 86-AAD XALAQADA waxa ay ka hadlaysa  MASLAX oo arkay GABADHIISA SXBTEED intii ay tellka ku mashquulsanayd 

RIANA Ayaa kunaxday kuna sastay aragtida MASLAX Dhanka kale MASLAX Ayaa usheegay in MR. RIGHT U ku daba jiro ninka ahaa GARYAQAAN GARAAD oo u doodadaya sharma'arke 

HALAAG oo bangiga tagay si uu uga helo qof calooshiisa u shaqayste wah waxa uuna soo helay SALMAAN oo halkaan budhcadda kaga soo biidhay