XALAQADA 85-AAD XALAQADA waxa ay ka hadlaysa MASLAX IYO MOHAMED AMIN oo kulmay oo is bartay iyo MOHAMD AMIN Oo loosheegay in MAANDEEQ Ay in badan raadinaysay 

JAMAAL Oo khaawisayay sheekada ayaa dhanka kale loo sheegay in amar aanu cidna ka sugin ee haddii uu imado MASLAX soo gudbiyo 

dhanka kale  BAALDOOS IYO MR RIGHT oo kulmay dhanka kale waxa la sameeyey accounts kii lagu shuban lahaa lacagta laga dhaco BAXSAN Markaan dealka waxa si cad ugu  soo biidhay JAMAAL