90 Views
Apr 14 2024
31:29
XALAQADA 77-AAD XALAQADA waxa ay ka hadlaysa DR. ALI oo interview la yeeshay nurse DADI
Waxaana uu kusoo dhacay dabinkii Uu la rabay DR. ALI Ayaana amray in aanu sharma'arke u dhawaan karin
waxaana DADI Ku dhartay in aanu durin asagu
NAAIF Asagana waxaa dabin shirqool u dhigay NAJMA oo ah gabadha Habaryartiis kadib markii uu ka codsaday in ay TURUB Ciyadhan
ciyaari waa galinka danbee asaguna qolka ayuu uga aarsaday wixi Hadal ahaa oo ay ka duubtay
Share