XALAQADA 76-AAD XALAQADA waxa ay ka hadlaysaa BAXSAN Waxa ay lakulantay dhakhtarkiisii 

dhanka  kale waxa ay ka codsatay in markale uu baadhitaan ugu sameeyo mohamed amin madama ay ka shakisay nursing ka ushaqeeyo ay ka shakisay 

LOWYERKII IYO DHAKHTARKII XAJI BAASLAAWE Ayaa ka  sheekeystay arinka ka dhexeeya BAHSAN IYO SIDOO KALE MASLAH oo asaguna raadinaya MOHAMED AMIN oo uu dhanka hooyada ka soo galay

dhakhtarkii xaaji baas laawe asaguna waxa uu ka shakiyay nurse kiisii una sheegay in uu isagu duray sharma'arke