XALAQADA 43-AAD XALAQADA waxa ay ka hadlaysa xaaska xaji halag oo ugu tagtay Guriga Naagtiisa  cusub isla markasna cabbaar ka dhagaysatay shariif Halaag hadallo deel qaaf ah oo uu ka lahaa xaaskiisa BAXSAN    

dhanka kale waxa jamaal uu ku qanciyay baxsan in  aysan ninka dil intaan ka badan u gaysanin sifo aanan police ka loogugu wicin oo aanan loo xidhin