XALAQADA 45-AAD XALAQADA waxa ay ka hadlaysa shariif halaag xaaskiisii oo diiday in la heshiisiiyo ayada iyo ninkeeda 

dhanka kale waxa ay ka hadlaysa maslax xaaskiisa oo kusoo dhacdayday dabinkii ay u qooleen HALAAG IYO MOHAMED AMIIR Ee ahaa in amiir uu sheegto abtirsiino aanu garanaynin 

balse mohamed amin oo ah wiilka dhabta ah ee la badi goobayo ayaa la yaabay MOHAMED AMIR MAADAMA aysan isku xaafad ahayn labada wiil oo uu mohamed amiin si  wacan u kala yaqaanay ciyaalka xaafadda