XALAQADA 42-AAD XALAQADA waxa ay ka hadlaysa xaaska xaji halag oo ogaatay in naag lala qabo ayada oo dukaanka ugu timid JAMAAL oo la hadlaya ninkeeda oo khadka ugu jiray uuna u sheegay in uu raaxo ku jiro isla markaasna xaaskiisa yari ay u masage jaynayso