XALAQADA 79-AAD XALAQADA waxa ay ka hadlaysa SHARMA'ARKE oo HOSPITALKA Kusoo naaxay iyo NURSE DADI oo uu soo wacay SXBkiis BAALDOOS 

Dhinaca kale  sharma'arke aya sheegay in u maqlay codka iyo magaca baaldoos balse dhakhtarka oo aanan ogayn in nurse DADI Meesha kuso dhuuntay aya u qaatay in uu weli xanunsanyahay SHARMA'ARKE Dib ayuuna u seexiyay