XALAQADA 76-AAD XALAQADA waxa ay ka hadlaysaa MOHAMED AMIN oo markale DNA Laga qaaday iyo sidoo kale Sharma'arke oo dhakhtarka la jiifiyay 

dhanka kale nurse DADY Waxa gebi ahaanba laga joojiyay shaqada oo HOSPITALKA Ka haayay maadaama laga shakiyay 

BAALDOOS oo ah ninka muday sharma'arke Ayaa Asaguna markaan doonaya in uu khaarijiyo DR ALI Kahor inta aanu caafimaadin sharmaa'arke