XALAQADA 82-AAD XALAQADA waxa ay ka hadlaysa MAMA ARLIYO oo la hadashay NAA'IF hooyadiiis halkaas waa la'isku maryo furtay 

NAJMA oo Hooyadeed Usheegtay in aanay uur lahayn ee ay ku beer laxawsanayso NAA'IF 

BAXSAN oo meel jid ah kula kulantay SHARMA'ARKE balse sidii dhakhtarku sheegay xasuusti inta uu xanuunsanaa ay ka tirtirantay 

waxa loosheegay in GABADHAAN BAXSAN Ah ay sabab u ahayd  caafimaadkiisa 

BAXSAN Waxa ay MOHAMED AMIN usheegtay in ay heshay walasheed 

waxa uu usheegay in Asaguna u haayo farxad kale balse u dib udhigtay arinkiisa 

ASAGU maadaama uu hubo dhalashadiisa waxa uu ka shakisanyahay gabadha loosoo dirsaday ee ah KORONTO